Kirada Guryaha kuyaala Dhuusomareeb oo gaaray meeshii ugu sareysay (Waa Imisa)

Magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug waxaa xiligan ka jira mashquul badan, waxaana magaaladaasi gaaray dad badan oo ka kala yimid dalka dibadiisa iyo magalaooyin kala duwan oo dalka kuyaala. Waxaa sidoo kale magaalada dhuusomareeb jooga masuuliyiin katirsan dowlada federaalka, musharaxiin iyo siyaasiyiin  u tagay doorashada la filayo in dhawaan ka dhacdo magaalada . Inta … Continue reading Kirada Guryaha kuyaala Dhuusomareeb oo gaaray meeshii ugu sareysay (Waa Imisa)